Qoor Qoor oo safar dhinaca dhulka ah ku tagay magaalada Cadaado (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Galmudug, mudane Axmed Cabdi Kaariye iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo ayaa safar dhulka ah ku gaaray degmada Cadaado ee Gobolka Galgaduud. Madaxweynaha iyo wafdiga uu hogaaminayo oo maalmo kooban safar shaqo ku joogi doona Cadaado ayaa waxaa si diiran degmada Cadaado ugu soo dhaweeyay xubno ka tirsan labada gole ee dowladda Galmudug, … Continue reading Qoor Qoor oo safar dhinaca dhulka ah ku tagay magaalada Cadaado (Sawirro)